Shabaab oo Jaabsaday darbiga Madaxtooyada Gudaheedana Madax Sare ku laayey

Maanta oo jimce ah waxaa weerar lagu soo qaaday madaxtooyada iyadoo koox ka tirsan Alshabaab aay soo jabsadeen darbiga madaxtooyada ee Xiga degmada Boondheere iyagoo gudaha usoo galay madaxtooyada muddo koobanna haystay qayb kamid ah madaxtooyada ,nasiib wanaag madaxweeynaha Soomaaliya waa ka nabadgalay dagalkaas aay soo qaadeen Alshabaab iyadoo dhammaanba la toogtay kooxdii Alshabaab oo … Continue reading Shabaab oo Jaabsaday darbiga Madaxtooyada Gudaheedana Madax Sare ku laayey